Shacabka Deegaanka Lugloow oo codsaday in xarumo Caafimaad loo hergeliyo

0
249

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Ku nool Deegaanka Lugloow ee duleedka magaalada kismaayo xarunta ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka cabanaya in aysan ka jirin wax xarun caafimaad ah deegaanka.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here