Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Jubbaland ahna madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlad Goboledka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhigga xarun cusub oo lagu soo kordhiyey qaybta gargaarka deg dega ah Isbitaalka guud ee magalada Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.