Taliyaha Boliiska Jubbaland oo Tababar u furay Ciidamo

0
314
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliyaha guud ee ciidamada Booliska dowlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Maxamed Cabdi Sheekh Xujaale ayaa  tababar u furay qaar ka mid ah ciidanka Booliska Jubbaland.
Tababarkani oo socon doona mudda Lix maalmood ah ayaa waxaa lagu baranayaa sara u qaadista iyo tayeenta dhanka isgaarsiinta deg dega ah inta lagu guda jiro doorashooyinka si loo ad keeyo ammaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here