Wadada hormarta Saldhigga Kismaayo oo la dayactirayo

0
376

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada laamiga ah ee hormarta Xabsiga dhexe ee degmada Kismaayo oo bilooyin ka hor ay dayactir ku sameeyeen Maamulka Degmada Kismaayo ayaa waxaa burbur xooggan u gaaystay Roobab muddooyinkii lasoo dhaafay ka da’ay  Magaalada,waxaana mar kale hadda lagu sameeynayaa dayactir.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here