Wasaarada kallumaysiga jubbaland ayaa gaadidka looyaqano moto bajajka ku wareejisay qaar kamida kalumaysatada kallunka Ee Magaalada Kismaayo.

0
421
Kismaayo(Waamo Radio)Gaadiidkaan ayaa kakoobnaa ilaa 4 mooto oo loo saameyay si heer sarre ah waxaana loo gu magacdaray dukaanka wareega ee kalluunka
Waxa uu ka koobanyay qeeybti lagu keeydin lahaa kalluunka  iyo qeeyb lagu kariyo kalluunka oo looyaqaan kuukarka
Waxaa fursad u heshay inay helaan gaadiidkaani kallunka lagu iibinayo qaar kamida iskaashataddda kallunka iyadoona ay shaqo abuur u tahay
waxana iska kaashaday hirgalinta baabuurkaani ama dukaankaani wareega wasarada kalluumaysiga jubbaland iyo hey’ada ARC
wasiirka ganacsiga juubbaland ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in kor looqaado ganacsiga kulluunka asagoona uga mahadceliyay cid walbo o  gacan kageeysta horumarinta ganacsiga kalluunka
wasiirka kallumaysia jubaland ibraahim cabdi xasan ayaa sheegay inay tahay talaabadani horumar weeyn oo ay wasaaraddu aartay  waxa uuna tilmaamay inay tahay fursad shaqo abuur ah si dhalintu uga faaideysato
waxaa inoo soo jeedinaya,Iidle Aadan Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here