Deegaanka Dalsan ee Duleedka Kismaayo oo laga sheegayo xaalad biyo yari ah

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Dalsan ayaa kamid ah deegaanada Hoos yimaada Magaalada Kismayo ee xarunta kumeel gaarka  ee Maamulka Jubbaland, Deegaanka ayaa laga soo sheegayaa biyo yari baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada kunool deegaanka.

Dadka kunool deegaanka dalsan ayaa ku tiirsan waro biyo lagu keydiyo marka ay roobab ka da`aan deegaanka, warihii ay ku tiisaneeyeen ayaa dhamaan biyihii ka gurey oo biyo la`aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here