Golaha baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay xeerka qoondada misaaniyada ku celiska ah ee Jubbaland

0
252
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha wakiilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta yeeshay  kulanka kala fadhigii saddixaad fadhigiisi todobaad kaas oo uu ajandihiisu ahaa ka doodista xeerka misaaniyada ku celiska ah.
Waxaana kooramka  soo xaadiray 49 xildhibaan u jeedka loogu celinayo  Misaaniyada ayaa ah in lagu daro qoondada  Wasaaradaha cusub ee dhawaan lagu soo kordhiyay Wasaaraddaha Jubbaland  xeerka miisaaniyada ku xileska ah  ayaa ansixintiisa waxaa u codeeyay 48 mudane sidaasi  ayaana lagu an sixiyay xeerka misaaniyada ku celiska ah ee  Jubbaland .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here