Maamulka Machadka Tababarada Umulisooyinka oo ka warbixiyay shaqada ay qabtaan

0
185
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka tababarada umulisooyinka ee ku yaallo magaalada Kismaayo waxaa si gaar ah wax uga barto Gabdhaha doonaya in mustaqbalka ay noqdaan umulisooyin dhameystiran si ay u caawiyaan hooyooyinka Soomaaliyeed.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here