Arday aan awoodin Iibsashada Buugaagta Manhajka cusub oo codsaday u dirsaday Wasaaradda Waxnarashada Jubbaland

0
229

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Ganaane ee ku yaalla magaalada Kismaayo ayaa waxaan u kuur-galnay marxaladaha kale duwan  ay wax ku barataan Arday wax ka dhigta  Fasalka 12-aad waxayna warbahinta Waamo u sheegeen   caqabadaha ka heysta helitaanka  Buugaagta manhajkan cusub ee Dowladda.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here