Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tababar u furtay shaqaale Caafimaad

0
206
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socon doono muddo sadax maalain ah ayaa waxaa loo qabtay shaqaalaha Caafimaadka ee afar Degmo oo ka mid ah Dowlad Goboleedka Jubbalan,kuwaasi oo kala ah Degmooyinka kismaayo,Afmadoow, Baardheere iyo Garbahaareey.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here