Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland oo agab waxbarasho gudoonsiisay Ardayda Iskuulka Wadajir ee duleedka magaalada Kismaayo

0
230
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland  oo kashaneeysa Hay’adda  AET ayaa waxay agab isku jira Buugag Qalimaan , Solarro iyo dharka ciyaaraha  gaarsiisay Iskuulka wadajir  ee ku yaallo duleedka magaalada Kismaayo .
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here