Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo shaacisay in berri ay qaban doonaan xuska maalinka dhalinyarada Adduunka

0
190

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinimada berri ah waxey ku beegan tahay Xuska 12- Ogoosto maalinka dhalinyarada Caalamka, waxaana wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ay sheegtay in la qaban doono xuska maalinkaan oo barri ku beegan,mas’uuliyiinta wasaaradda ayaana sheegay in xuska maalinkaan loo qaban doono qaab ka duwan sidii Hore iyadoo ay dhalinyarada sanadkaan ku soo bandhigi doonaan hal-buurro kala duwan.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here