Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland iyo Hay`adda GIZ oo Abaalmariyay Arday Kaalmaha sare Ka Galay Tartanka Farshaxanka Kalluunka.

0
232
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Warfaafinta iyo hanuuninta Dadweynaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kaashaneyso Hay`adda GIZ ayaa Aabaalmarino gudoonsiisay kala duwan gudoosiisay ilaa dhowr arday oo ah kuwii ku guuleystay Tartanka Farshaxanka Kalluunka oo ay wadeen Wasaarada Warfaafinta  iyo Hay`adda GIZ.
Tartanka Farshaxanka Kalluunka ayaa ahaa mid ardayda lagu dhiiri galinaayo cunista kaluunka iyo Farshaxanka Kaluunka Tartanka Farshaxanka Kalluunka ayaa socday bilihii ugu dambeyey waxaana ka qeyb galay dhammaan iskuulada ku yaalo magaalada kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here