Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kisamaayo ayaa waxaa laga hergalin doonaa Barnaamij Cusub oo lagu tala-galay in ay Ardayda wax ka barta deegaanada dowlad goboleedka Jubbland gaaar ah magaalada Kismaayo loogu faa’iideeyo.
Waxaana barnaamijkan iska kaashan doona wasaaradda waxbarshada talacliinta sare ee Fedaraalka iyo wasaaradda waxbarshada Jubbland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.