Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhawaan waxaa hishiis nabadeed la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo in muddo ah ku dagaalamaayay Duleedka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo waxaana Arintaasi soo dhaweeyay Waxgaradka iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Ku nool Magalada Kismaayo waxa ayna ku taliyeen in Dadka Deegaanka ay kuwada Noolaadaan Nabada si ay meesha uga baxdo in ay dhacdo Colaaad danbe.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.