Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyado Jidadka magaalada Kismaayo aaad ku dhax arkesaa xool nool ayaa waxay mararka qaar ay sameen badan ku yeshaan ganacsiga iyo isku socodka bulshada.
Maamulka degmada Kismaayo ayaa marar badan awaamir ka soo soo saaray sidii ay xoolaha nool ee wadooyinka halbolaha u magaalada ay looga saari lahaa.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.