Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad qaba xanuunka Albinizamka kaasi oo ah mid ay ku dhasheen waana Abuurista Alle oo layaab maleh.
Dadka qaba Xanuunkan waxaa yar Heerka Difaaca maqaarkooda waxaana maanta loo qeybiyay kareemo ka Difaaca Kuleyka Qorraxda.
Iide Aadan Maxamed,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.