Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaddaha iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigtay natiijada imtaxaanadka fasalka sideedaad oo ay Jubbaland ka qaaday Ardeyda.
waxaana shaaciyay natiijada imtaxaanka wasiirka wasaaradda waxbarashada Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.