Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaalada awqaafta iyo arimaha diinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen ayaa ka qeyb galay munaasab lagu daah furayey masjidka Towfiiq kaas oo laga hirgaliyey xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.