Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In ka badan 30 qoys oo ka soo bara kacay tuulooyinka jibaaley iyo baxar saaf oo Masaafo u jira deegaanka Buula-gaduud oo ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo ayaa waxaa haysata xaalad bina’aadanimo adag.
Qoysaskaan dan yarta oo tuulooyinkii ay deganaayeen uga soo barakacay xaalado ka jira awgood ayaa hada ku sugan deegaanka Buulo-gaduud waxaa ayna wajahayaan duruufo nololeed oo ay ka mid tahay hooy la’aan.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.