Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaana shirka ka soo qeyb galay xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheeq Cismaan Siciid iyo ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Cabdirsaaq Macalin Xuseen iyo garsoorayaal ka tirsan labada Xafiis.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.