Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada soomaliyeed ayaa 75%100 waxaa lagu qiyaasa inaay yihiin dhalinyaro waxaa ayna dhalinyaradu door wanaagsan ka qaataan hormarada kala duwan ee dalka ka jira .
Dhalinyarada Soomaliyeed oo ah ku duruufo adag soo maray mudadii uu dalku bur bursanaa ayaa hadda ah kuwo kaalin firfircoon kaga jira dib u soo kabashada dalka,waxaana ay ka qayb qataan dib u dhiska dalka,howlaha bilic soo celinta ,wacyigalinta bulshada iyo garab istaaga dowlad wanaaga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.