Qaar ka mid ah Ururada Dhalinyarada ee ka dhisan Kismaayo oo faahfaahiyay shaqada ay qabtaan

0
234
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo waxaa ka dhisan Ururo dhalinyaro oo badan ku waa soo qabta adeeg  oo u muhiim ah dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale.
Hadaba waxaan ka wareeysanay Maxamed Aamiin oo ah xubin ka tirsan Ururka dhalinyarada Midnimo ee ka dhisan degmada Kismaayo,waxaa uu inoo sharaxayaa waxa uu qabto Ururka Midnimo iyo sababaha loo aas,aasay.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here