Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa soo gaaray oo lagu soo dhaweeyey Dr Cabdi Salaan Cabdulaahi Nuur oo ka yimid magaalada Muqdisho.
Waxaa uuna ku taqa susay daweynta cudurada ku dhaca indhaha iyo qaliin kooda isagoona ka howl gali doono isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo.
Waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyey agaasimaha isbitaalada Daryeel Dr Axmed Maxamed Xuseen Ciro waxa uu bulshada deegaanka ugu baaqay in ay ka faa’ideystaan inta uu joogo dhaqtarka indhaha.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.