Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland oo kulan La qaatay mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda bisha cas

0
273

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaradda arrimaha  gudaha federalkla iyo  dib u heshiinta dowald gobleedka Jubbland iyo  Wasiiru dowlaha  Wasaradda ayaa waxaa ay kulan ka laqaateen qaar ka mida mas’uuliyiin ka socdatay hay’ada Bisha ee dalka Turkiga.

Wasiirka wasaradda arrimaha  gudaha federalkla iyo  dib u heshiinta dowald gobleedka ayaa soo dhawayay  hay’ada Bisha Cas  oo soo gaarsiisay Xoola Bisha Fadiliga  Cidul-Adax awgeed loogu tala galay in la gaarsiiyo qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here