Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhalinyarada degmada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose waa urur loo aas-aasay u adeegidad dhalinyarada deegaanka.
Afhayeenka ururka dhalinyarada degmada Kismaayo Cali Cabdullaahi Daahiye ayaa waxa uu Idaacadda Waamo uga warbixiyay waxyaabaha ururka ay u qabteen bulshada gaar ahaan dhalinyarada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.