Wasiirka Qorsheeynta XFS oo kulan La qaatay Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Kismaayo

0
261

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Qorsheynta maalgashiga iyo dhaqaalaha dowlada federaalka Soomaaloya iyo wasiirka wasaaradad qorsheenta iyo xiriirka caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxay xalay si wada jir ah uga wada qeyb-galeen kulan looga hadlayay qorshaha hormarinta Qaranka,kaas oo Lagu qabtay Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here