Waxbarshada degmada doloow oo soo hagaageeyso Mudooyinkaan danbe.

0
430

Dooloow(Waamo Radio)Dugsiga sare ee doloow waa iskuulkii ugu horeeyay ee laga hirgeliyay degmada markii hore degmadu ma laheeyan dugsi sare kaliya  waxa ay  laheed heerarka Hoose iyo dhaxe iskuulkaan  inta badan ardayada marka ay ka qalanjibiyaan dugsi dhaxe wax ay waxbarsho Dugsiga  sare u doonan jireen dalka ethopia oo ay xaduuda wadagaan iyo magaalada Muqdosho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaar kamid ah ardayada iskuulka oo la hadaay ideecada waamo ayaa sheegay in ay ku farxsan yihiin in ay helaan waxbarsho dugsi sara ah iygoona maamulka ka codsaday in magaalada laga hirgiliyo jaamacado si ay baahidooda Waxbarashadu u noqoto mid haqabtiran

Maamulaha iskuulka oo isna lahadlay Idaacada Waamo ayaa ka warbixiyay baahida ay u qabeen in la helo waxbarsho heerka sare ah isgoona sheegay in wali ay jirto baahiyo kala duwan kuwaas oo ay dhamaan sheegay in ay wadaan Qorshe Wax looga Badalayo.

waxaa warbixintaan Inoo soo dirtay,Foos Cali cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here