Maamulka Jaamacadda Kismaayo oo ka warbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Jaamacada

0
196
Kismaayo(Idaacadda Waam)-Jaamacadda Kismaayo ayaa kamid ah Tiro jaamacado oo ku yaalo Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland Gaar ahaan Magaalada kismaayo ee Xarunta Ku meel Gaarka Jubbaland,Jaamacadda Kismaayo ayaa ah mid  ka mid ah Jaamacaddii ugu horeeyey ee laga hirgaliyo  magaalada kismaayo waxaana Jaamacaadan ay ka mid ah tahay tiro Jaamacado Aqoonsi guud ka helay Guddiga Tacliinta Sare ee Iyo Wasaaradda Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare ee Dalka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here