Maalgilin Loo sameeyay Ganacsato yaryar

0
224

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka leh ganacsiyada yar yar ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa ah kuwo u baahan in la garab qabto si ay ganacsiyadooda u balaariyaan waxaana jira fursado mararka qaar ay bixiyaan shirkadaha waa wayn ee ganacsiyada kuwaas oo lagu maal galiyo ganacsatada yar yar .

Bangiga Salaam  oo ka mid ah shirgadaha waa wayn ee xarumaha ku leh Magaalada Kismaayo ayaa dhaqaale Maal galin ah siiyay qaar ka mid ah ganacsatada yar yar ee Kismaayo ku nool  ku waas  oo tira ahaan gaaraya 13  qof oo isgu jira  dadka qudaarta ka ganacsada iyo kuwo ka ganacsada xoolaha nool.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here