Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulanka khamiisalaha ah ee golaha wasiirada Jubbland oo ay shir gudoomiyeen madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa waxaa ay si wadajir ah shir u gudoomiyeen shirka Golaha wasiirada Dowlada Jubaland.
kulanka ayaa waxaa loga hadlay dardargalinta doorshoyinka , sare u qadista wada shaqeenta dowlad gobeeldka Jubbland iyo fedaarlka
Markuu soo dhamaaday shirka waxa warbahinta hadlay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Jire Qalinle oo ka warbixiyay waxyabaha shirka loga hadlay.
Candinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.