Wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixiyay kulan uu La qaatay Hay’adaha ka howgala deegaanada Jubbaland

0
270
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo taclinta sare ee dowlad goboleedka Jubaland Cabdi Naasir Seeraar Maax ayaa kulan la qaatay hay’adaha ka howlgala deeganada Jubaland,ee ka shaqeeya hormarinta waxbarashada deegaanka. 

Ujeedka guud Kulanka ayaa ahaa sidii ay uwada shaqeen lahaayeen wasaaradda waxbarashada Jubbaland iyo hay’adaha iyo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada ee Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here