Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhirta oo aan la jarin ayaa waxaa ay qeyb ka qadanesaa Horumarka Bilacada Deegaanka Bulshada Ku nool Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay qaarkooda ay isticmalaan burjikooyinka gaaska lagu kariyo tasoo ay qeyb ka qaadatay Wasaarada Deegaanka iyo dalxiiska si ay u yareen jarista Dhirta.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.