Maamulka Shirkadda Korontada Waamo enargy oo ka warbixiyay adeegyada ay bulshada u qabtaan

0
351

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ka shaqyeeya shirkado badan,kuwaas oo bixiya adeegyada koronta ee ay bulshada u baahanyihiin,Shirkada koronta Waamo enarji  ee marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano Wesco waxaa ay ka mid tahay shirkadaha bixiya adeegyada korontada waxaana Kismaayo laga hirgaliyay sanadkii 2014,xilligaas oo ay magaalada ka jireen baahiyo la xiriira dhanka korontada.

Macalin Shuuriye oo ka mid ah Madaxda ugu sareeysa shirkadda korontada ee Waamo Enargy ayaa ka warbixiyay hadafkii shirkdadaan Laga Lahaa markii la aas,aasayay iyo adeegyada ay bulshada u qabtaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here