Magaalada Kismaayo oo laga daah-furka Tababar ku saabsan Dowlad wanaaga

0
280
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland iyo Gudoomiyaha Gobolka Jubbada hoose ayaa ka qayb galay daahfurka Tababar ku saabsan Dowlad wanaaga.
Magaalada Kismaayo aya waxaa lagu qabtay Tabar ku sabsan dowlad wanaag waxaan tababarka ka soo qeybgalay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha federalka iyo u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubbland  ,gudomiye Gobolka Jubbada Hoose iyo gudomiyaha Ku xigeenka  arimaha Bulshada degmada Kismaayo.
Tabarkan ayaa waxuu socon donaa mudo laba maalin ah , bulshada ka soo qeybgashay tabaarkan ayaa waxaa ay lagu bari donaa waxaa ay tahay dowlad wanaag  iyo faiidooyinka ay leedahay .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here