Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga daahfuray Xafiiska Jamacadda Muqdsho ee waxbarshada sare
munasabaddaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay macalimiin,Ardey ,Xildhaanno,Wasiiro iyo qeybaha kale ee bulshada.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.