Agaasimaha farsamada gacanta ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka wamay Ahmiyadda iyo Ilaalinta Afka-Soomaaliga

0
220
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay  sanadkii 1991 waxaa uu saamayn xoog leh ku yeeshay jiritaanka iyo horumarinta qoraalka Luuqadeena hooyo ee Af-Soomaaliga.
In kastoo goobaha waxbarashada lagu dhigo Afka Soomaaliga hadana lama siiyo muhiimad gaar ah  oo lagu ilaalinayo jiritaan Afka hooyo inta badana dhalinyaradii dhashay wixii burburkii ka danbeeyay aysan fahamsaneeyn muhiimadda Af soomaaliga uu u leeyahay Bulshada Soomaliyeed.
Axmed Faarax Cali Aways waxaa Agaasimaha Tacliinta sare iyo  Farsamada gacanta ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa uu muddo dheer ahaa macalin dhiga Afka Soomaaliga waxaa uu ka warbixinayaa Muhiimada ay leedahay Horumarinta afkeena hooyo iyo sida loo ilaalin karo jiritaan Farta Soomaaliga
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here