Xarumaha Lagu barto Luuqadda Ingiriiska oo ku soo badanaya Kismaayo

0
277
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardeyda ayaa waxaa ay badanaa bartaan Luuqadda Ingiriiska, taasoo u fududeeneyso in ay hormarro kala duwan ka sameeyaan waxbarshooda
Macadka Al-Ikram ee magaalada Kismaayo  waxaa  lagu bartaa  Luuqadda Ingiriiska, waxaana ka faa’iidesta Ardey badan.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here