Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha oo kulan is-xog-wareysi ah la qaaday hay’adaha ka howlgala Deegaanada Jubbaland

0
344
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ha’yada Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa waxa ay maanta kulan  la qadateen qaar ka mid ah ha’yadaha ka how-gala dowlad goboleedka Jubbland.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay wax ka qabashada xaaladaha dadka qaxootiga ah ee dalka dib ugu soo laabtay iyo kuwa barkacayasha ee kunool magaalada Kismaayo
Kulanku markuu soo idladay ayaa waxaa warbahinta ladahay Gudoomiyaha Hay’adda barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland Eng Cabdi Xuseen Maxamed waxuuna ka warbixiyay waxyabaha loga hadlay shirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here