Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Marka uu roobku da,o Inta badan wadooyinka Magaalada Kismaayo waxaa fariista biyo wasaqaysan ย ku horseedi kara nadaafad daro iyo in ay cuduro dilaacaan.
Wasaaradda Degaanka iyo dalxiiska dowlad goboledka Jubbaland oo ka hadashay dhibaatooyin ka dhalanka biya wadooyinka fadhiya .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.