Warbixin:-Dhalinyaro ka shaqaysa bilic soo celinta Kismaayo

0
233
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradan oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ka kala socday shanta xaafadood ee Magaalada Kismaayo ayaa maal-mihii lasoo dhaafay Magaalada Ka waday olole rinjiyaay ah.
Dhalinyaradan oo si iskood ah isku xilqaamay ayaa dhirta ku teedsan hareeraha Laamiga dheer ee magaalada dhex mara, buun dooyinka iyo meelaha kale ee muhiimka ah ku xardhay astaamaha qaranka iyo tan dowlad goboledka ‘Madaxwaynaha dowlad goboledka Jubbaland iyo Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa dhalinyaradaan la qaatay kulamo dhiira galin ah Maadaama ay is xilqaan la yimaadeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here