Maamulka Isbitaalka deegaanka Cabdalle Biroole oo ka warbixiyey baahiyaha ka jira Isbitaalka

0
318
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdule biro oo ka mid ah deganada hoos yimaada Degmada kismaayo ayaa ah Deegaan qadiimi ah oo  dadka degan intooda badan ay yihiin xoolo dhaqato.

Deegaankan waxaa uu leeyay hal isbitaal kaas oo ay ku xiran yihiin  daawodana ay u soo doontaan dadka ku nool Cabdalle Biroole iyo tuulooyin u dhadhow in kastoo isbitaalkan uu dadka deegaanka u qabto adeegyada Caafimaadka hadana waxaa ka jira baahiyo ay ka mid tahay dhismaha isbitaalka oo ciriiri ah una baahan in la balaariyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here