Madaxa Hay’adda Tayo-dhowrka Jubbaland oo faahfaahiyay shaqooyin ay qabteen

0
246
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-hay’adda Tayadhowrka Jubbaland ayaa ka shaqeyso ilaalinta tayada waxyaabaha laga soo dajiyo Dakadda.
Iyadoo Hay’adda ay horay u gubtay raashiin iyo Daawo ay sheegatay in ay waqtigoodu dhacay oo lagu iibinayay gudaha deeganada Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here