Haweenka Kaamka Halgan oo codsaday in Baco lagu caawiyo

0
215

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maalmahan ka bilowday qaboow iyo Roob  uu sameeyn ku yeeshay dadka danta yar ee ku nool kaamka Hagalan-1.

Waayeelada iyo caruurta ku nool kaamka ayaa u addkeeysan karin qaboowga madaamq Guryaha ay ku nool yihiin qaarkooda aysan saarneen Bacyo.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here