Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyaradda Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Aweeys Maxammed Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyey fadhiyo isaga iyo Wasiir ku xigeenka Marwo Xildhibaan Faadumo Macalin Cabdikariim ay maalmahan la yeelanayeen da’ayarta reer Jubbaland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.