Warbixin:Wiil Farshaxamiiste ah oo Xirfadda Sawir Gacameedka ku shaqeeysto

0
236

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hal-abuurka farshaxanka waa mid uu Alle dadka qaar ku muteeystay wayna adag tahay in uu Qofka iska barto, Mana Jirto meel ama Iskuul gaar ah oo lagu barto Hal-abuurka Farshaxanka.

Cabdiraxmaan Muuse Cabdiraxmaan oo soo badhigay Sawir gacmedyo iyo nashaqado cajiib ah oo uu isagu sawiray,waxa uuna ku nool yahay magaalada kismaayo,waaana Farshaxamiiste Sawiro Sawir gacmeedka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here