Maamulka Mac-hadka Al-Hilaala oo ka warbixiyay waxyaabaha lagu barto

0
231
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Macadka AL-hilaal oo ka mid ah macaahida Magaalada Kismaayo ayaa ardayda Dugsiga Sare noqonaysa  waxaa uu ka dhisaa Luuqada English ka  iyo qaar ka mid ah maadooyinka Dugsiga sare lagu qaato sida  kimistariga,bay’oolajka,fiisigiska iyo xisaabta .
Inta badan maadooyinka lagu barto dugsiga sare ayuu Mac-hadkaan u muraajaceeyaa ardayda.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here