Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Jubbaland oo Dekadda Kismaayo ka dhoofisay 2,300 oo lo’ah

0
261

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Maanta dekadda waayn ee Magaalada Kismaayo laga dhoofiyay 2,300 oo Neef oo lo’ah  ku waas oo laga kala keenay deegaanada Jubbaland  loona dhoofiyay Dalal  ka tirsan khaliijka.

Xoolahaan ayaa ka hor inta aan la dhoofin waxaa la soo marsiiyay Maxjarka xoolaha  ee Magaalada Kismaayo halkaas oo xoolaha  lagu marsiiyo baaritaan Caafimaad.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here