Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose oo Sheegay In Kor Loo Qaaday Waxbarashada Ardayda Ka Soo Laabtay  Xeryaha Qoxootiga Dalka Kenya 

0
538
Kismaayo(Waamo Radio)Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Cabdirshiid Cabdulahi Cali Gooni Ayaa Sheegay In Qoosaski Ka Soo Laabtay Xeryaha Qoxotiga Dalka Kenya Ay Carrurtoda u Heleen Waxbarasho
Tasoo Ay Dadal Dheera Ay Ku Bixiyeen Sidii Dadkaasi Ay Fahmi Lahayeen Nimcada Taalo  Dalkooda.
 Gudoomiyaha Ayaa Sheegay In Dadkaasi La Dajiyey Guryo Si Ay Wadankooda Ula Qabsadaan Iyagoona Xaladooda uu Ka Warqabo Maamulka.
Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Ayaa Sheegay In Ay Ka Shaqeeynayaan Sidii Dadka Qoxootiga Ka Soo Labtay Ay U Heli Lahayeen Waxbarasho Iyo Xarumo Caafimaad oo Ugaara,waxaa uu sidoo kale  Sheegay In Ay Xaladooda Haatan Ay Waxbadan Ka Qabteen.
waxaa war bixintaan inoo soo jeedinaysa,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here