Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Caafimada waa waxyabaha ugu muhiimsan ee bulshada loga bahan yahay in ay ku dadalaan.
Bulshada waxaa loga bahan yahay in ay markasta ka taxdaraan cafimaadkooda si aysan cuduro badan u qaatin .
Caafimaadka wanaagsan waxuu kaalin muhiim ah ka qataa nolosha qofka iyo tan bulshada Waxayna awood u siineysaa dadka inay ka qaybqaataan hormarka caafimadka.
Caafimaadkaagu waa inuu qayb ka noqdaa noloshaada guud si naftaada aad wanaag caafimada ugu dareento.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.